Xildhibaan si adag uga hadlay Banaan baxii maanta dowlada xooga ku joojisay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay rasaas ku kala eryay dad aan badneyn oo saakay banaan bax ka dhan ah dowlada ka dhigayay taalada Daljirka dahsoon ee kutaala degmada Boondheere . Booliiska ayaana rasaas nool nool ku riday dadkii dhigayay banaan baxa looga soo horjeeday mudo kororsiga dowlada wado, waxa ayna ciidamada xireen qaar kamid ah … Continue reading Xildhibaan si adag uga hadlay Banaan baxii maanta dowlada xooga ku joojisay